| Subject: |
|
Muuse Suudi oo ka ogolaaday Xabashida inuu ka qayb qaato xasuuqa Bulshaweynta Soomaaliyeed |
| Name: |
|
Cadde Amiin Mohamed |
| Date Posted: |
|
Jul 12, 08 - 8:17 PM |
| IP Address: |
|
208.83.126.130 |
| Email: |
|
Sabuni1956@yahoo.com |
| Message: |
|
Waxa la la yaabo ma ahaa inuu Muuse ka ogolaado dawladda Xabashida inuu kala qayb galo xasuuqa ay ku hayaan bulshaweynta Soomaaliyeed, waayo, waxuu ka mid ahaa shakhsiyaadkii go'aansaday inay lafaha iyo dhiigga bulshaweynta Soomaaliyeed hanti ku yeeshaan, Muuse waxuu ka quusan waayay dhacii iyo boobkii uu ka waday gobolka Banadir, sida wararka websaayadyada lagyu arkay Muuse waxuu dib ugu soo laaban doonaa goblka Banaadir si uu uga qayb qaato xasuuqa xabashida ku hayso dadka ka soo horjeeda falalka gunaysiga Soomaaliya ka wado. Waxaan ka xumahay inuu Muuse sidii kolkii horayba ugu hungoobay dhagarta iyo laqdawooyinka siyaasadeed ee Mudulood, haddana, waxaan u sheegaya inay Seeftii Maxkamadaha weli sidoodi yihiin isna seegi doono, shalay waxaad ku fashalantay inaad maanta dib ugu soo noqoto, waa guul darro haysata Mudulood oo laga waayay "Rajul Rashiid ah", siyaasadda Soomaalina caan ku ah, Muuse waxuu soo shaac baxay dagaaladii sokeeye ee dalka ka qarxay, isagoon wax darajo ku lahayn maamulka siyaasadadeed iyo talada dalkeena horey u jiri jiray, ma aqaano hadduu madax u ahaa "Ciyaal Faay-cali", waayo dhaqanka Muuse waxuu shabaha dhaqaan ciyaal suuqeed,hadduu wax garad yahay Cabdullaahigii uu shallay ka soo horjeeday maanta ma ka ogolaadeen inuu u soo shaqo tago Xamar iyo Hawiye, ma lagu yaabaao Muuse Suude inuu gumaysi Xabashida ka ogolaado inuu kala qayb galo Xasuuqa bukshaweynta Soomaaliyeed, waayo, awoowayaashi iyo dhiggiisa Mudulood, waxay difaaci jireen Gumaysigii Taliyaaniga ee dalkeena gumaysan jireen, waxayna ku shirbi jireen' "Rati Timir Noo Raroow Rasuulka Raygaa Nooga Roon",(Barii'un Minkum Moxammad csw). Muusoow ku soo noqo goblka Banaadir, waxaa kuu qoran inaad ku dhimatay gacanta Mulimiinta, maxaayeelay,waxaad u muuqata Ruux Eebbe ka fogeeyay Naxriis, dadnimo iyo waddanimo.
WQ:Cadde Amiin Moxamed-USA |
|
Replies:
|
|
|
|
|