| Subject: |
|
RW Nuur Cadde waxba ma dhaamo Faay-Cali !! |
| Name: |
|
Cadde Aamiin Maxamed |
| Date Posted: |
|
Jul 9, 08 - 12:28 AM |
| IP Address: |
|
208.83.126.113 |
| Email: |
|
Sabuni1956@yahoo.com |
| Message: |
|
Waxaan isleeyahay inuu Mudulood u baahan yahay WAANO, waayo, waxay isku haystaan inay Soomaaliya ka noqon doonaan sida Reer Waqooyi oo xaq u lahaa RW dalka ee Dawlad kasta, waxay ka raarideen Majeerteen inay Hawiyaha kale ee ku Abtirsada Ururkii USC ka caabin doonaan kana qaxi doonaan goblka Banaadir iyo nawaaxigiisa, ka dibna iyaga mar kasta la siiyo Jagada Ra'iisul Wasaaraha dalka Majeerteen mar kasta u taagnaadaan Madaxweyne, labaduba xusuladay ka murxeen, waayo, waaa labada ugu liita bulshaweynta Soomaaliyeed xagga fekerka iyo kasmada marka **** Abgaal wax lagu tilmaami karo uu Soomaaliya ka yahay ma jiraan, waayo, ruux kasmo siyaasadeed leh ee la tilmaami karo ma jiraan, waxay u badan yihiin dad caami ah, xataa waxaa la shakin karaa dadnimadooda Muslinnimo, kuwa kale waxaa ka xumaaday aqlaaqda dad la dhaqanka, waana dada ugu fuleysan Soomaaliya, waxaaba la yiraahdaa Majeerteen Rag ma laha Dumar bay leeyihiin, Caku, waxay mar **** maanka ka xadeen Mudulood oo la tusay walaalkiisa inuu cadw ka yeesho, Mudulood waxay shabeel ku yihiin Hawiye dhexdiisa, waxay shimbir ka yihiin Majeeryteenka agtiisa, bilaasha, bilaash, waa dhab ninkii yidhi, "Waayeel Abgaal iyo Weyl Lo'aat Ninkii Wax Siiya Lee Wataa", bal eega waxa ka qabsaday Dalka meel ay madax ka noqon karaa ayey mijin ku baryootamayaan.Waa iyagii haddana waxaa laga hayaa, "Dalkaan Anna Leh DCyo Daroodka Doonta Iiga Saar', waxaay kaloo dhihi jireen, "Xaa Jaamac Jiibka Saaray Oo Jimcaale Jidka Jiifshay", xaggee la mariyay kuwii ku andacoon jiray, "Marna Waa Rasaaq Marna Waa Rashiid Inta Kale Ma Rootibaa'. Mise maanta waxaa loo galay GOL geedkooda ayaa la soo gooyay, mar haddii ay raali ka noqdeen Gumaysiga Adduunka ugu liito inuu gumaado ILmo Hiraab garabna ay ku siiyaab Mudulood Hiraab. Abgaal waa la idin fahmay, waxaad wax kasta u baabi'ineysaa HABAR-GIDIR darteed. Ma adaa wecel ah oo uusan ku la dhalanin Madar-kicis mise sidaa ku waranteen WAX WAX WAX WAX la idin siiyo ayaad u uuman tihiin. |
|
Replies:
|
|
|
|
|